Madaxweynaha Hirshabelle oo qaabilay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kula kulmay guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka.   Madaxweynaha waxaa kulanka ku wehliyay kuxigeenkiisa iyo masuuliyiin kale ayaa gudiga uga warbixiyeen u jeedka ay u yimaadeen Magaalada Beledweyne oo ahaa xaqiijinta soohdinta ay wadaagaan dowladaha Hirshabeelle iyo Galmudug.   Madaxweynaha … Continue reading Madaxweynaha Hirshabelle oo qaabilay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha (Sawirro)